Ciyaar Dhaqameed Kabeebeey ah oo Lagu Ciyaaray Magaalada Mustaxiil Video
Ciyaar Dhaqameed Kabeebeey ah oo Lagu Ciyaaray Magaalada Mustaxiil. Waxaa ciyaartan Kabeebeeyda ah ciyaaraya dhalinyaro ka tirsan Beesha Makanaha ee Qabiilka Reer Baare ee degan Degmada Mustaxiil ee Degaanka Soomaalida. Ciyaartan waa ciyaar aad u xiiso badan una qurux badan sida jaanta iyo jiibta la iskula helayo.
Waxaa lagu duubay taleefan mobayl iyadoo si kadis ah loola kulmay dhalinyarada ciyaaraysa oo soo dhawaynaya Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Daa'uud Maxamed Cali oo booqasho ku marayay degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Godey.
baabul1: wankusalamay sxb aad ayaa ugumahadsantahay in aad sogiliso ciyartan xiisaha badan leh hadii haysid kuwagale sxb nosogili
Author: cakaaranews; Uploaded: Nov 16, 2009; Duration: 10:0; Views: 799
Tags: kabeebeey baarleex wadani stars cakaaranews jigjiga onlf ogadenia ethiopia soomaali ogaadeen shifto jwxo budhcad itoobiya somalia somali wslf ogaden ciyaar dhaqan hiddo jijiga mjxsg dhagaxbuur qoraxey dhaanto suugaan gabay ubo kilil5 qabri-dahar saar
